Qorsheynta Baarista Caafimaadka Guud ee Cilmi
Qorsheynta Baarista Caafimaadka Guud  ee  Cilmi

<< Neues Textfeld >>

Xilwade Xarunta  Muqdisho Mudane Axmed Abuukar Cismaan  iyo Cabdiraxmaan Cismaan Maxamed

Überschrift

WAXBARASHO HEER SARE

Faahfaahin Adeegeena iyo Habka Xeerka uu ku Socdo

Walaalayaal ku soo dhawaada Faaladaan gaaban oo aan rajayn doono inaan idinka Qancino Baahida aad u qabtaan Baarista Cudurada Guud Eebe baa Caafimaad leh iyo Waxbarasho Sare Jaamacad ee Dalka Turkiga. Haddii aan idiin Faahffaahino Hawshayadu Sida  kor ku Xusan Qorshaeynta Baarista Caafimaadka Guud iyo waxbarasho dalka Dibadiisa ee Cilmi oo Xarumahoodu tahay Dalka Soomaaliya iyo Turkiga . Waxaan u Fulineynaa Bukaan socodka   oo ay   kuu diyaar yihiin Adeegayaal  u Carbisan inay idiin sii Diyaariyaan idinlana Garab galaya ka bilow ka soo Dhameynta Safaaradda   Ogolaanshaha Dal ku galka,Soo Dhaweynta   inta uu Baaritaanka idiin socdo  iyo inta go'aanka laga gaarayo. Waxaana Arintaasi Fulinaya   Dhaqaatiir aynu la Shaqeyno  oo Isbitaalo waaweyn oo Qalab Cudurada Lagu baaro ku Howlgala kuuna Hagar baxeyso, oo nooc kastaaba leh ama Taqasusyo gaar ah u leh hadba  Bukaan Socodka Cudur daargiisa ama meesha laga hayo, ee aysan ahayn  kana reeban inuu Dhaqtar qura wax kastaaba  uu qofka ka baari karo. Hawsha waa la kala Leeyahay . Xaruntayadu waxa ay kaloo la Shaqeysaa Dhaqaatiir Caan ah oo qalab Casri ah heysta , oo Farsamdooda iyo  Hawshoodana  ilaa iyo haatan Horumar ka gaaray.  Eebaa Caafimaad leh iyo waxbarashada oo aynu Jaamacadaha la Xiriirno aan Ogolaansho Qayb walba oo aad doonaysaan idinkaga soo Habeynayno oo ayadana aan idin Garab Taaganahay Hadba Qofka meesha uu wax ka baranayo. Waxaan u Diyaarinaynaa Ogolaansho Joogitaan Waxbarasho  Mana ku sii daynayno inuu Dal Shisheeye uu Dhib kala kulmo.ilaa Markad dalka ka soo Duushaan, Hoygiina ,isku Qorka  Jaamacadda waan idin Taakuleynaynaa.     Wixii Faahfaahin Wakiilada Muqdishu fadhiya baa si Tafatiran idinkaga Faahfaahinaya Adeegeena.

Tel:619513433

 

 

 

 

 

 

Bogaani Hawl baa ku socota falanqayn badan oo Hawsheenu waxa ay tahay goor dhow baanu soo qori doonaa.

Hase yeeshee Marka aad nala soo xiriirtaan baan Faahfaahin ka siineynaa Bukaan socotada iyo Dadka Waxbarasho Heer Jaamacadeed  ka Doonaya Dalka Turkiga Qodobada, Hantida  , Habka iyo sida uu Baaritaanka u Dhacayo. Baaritaankaas Cudurada oo idil  oo aan halkaan lagu soo koobi karin iyo Ogolaanshaha Jaamacadda ha ahaato Bilow Maastar IWM . 

 

 

Taabo Halkaan Qalabka Casriga ah aynu ku Adeegno Baaritaanka kuwa ka mid ah

 

https://www.youtube.com/watch?v=BmQR57V5TVU

 

 

 

Druckversion | Sitemap
© Qorsheynta Baarista Caafimaadka Guud ee Cilmi